Font Size
1 Yooxanaa 2:5-6
Somali Bible
1 Yooxanaa 2:5-6
Somali Bible
5 Laakiin kan ereygiisa adkeeya, runtii, Ilaah jacaylkiisu wuu ku dhan yahay isaga. Taas aynu ku garanaynaa inaynu isaga ku jirno. 6 Kan yidhaahda, Isagaan ku jiraa, waa inuu u socdaa siduu isagu u socday.
Read full chapter
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya