Font Size
1 Korintos 6:6-8
Somali Bible
1 Korintos 6:6-8
Somali Bible
6 laakiin in walaal walaalkii dacweeyo oo uu weliba ku dacweeyo kuwa aan rumaysnayn hortooda? 7 Haddaba waa idiin wada daran tahay in midkiinba midka kale dacweeyo. Maad iska daysaan, ha laydin xumeeyee? Maad iska daysaan, ha laydin dulmee? 8 Laakiin idinka qudhiinnu wax baad xumaysaan oo dulantaan, oo xataa walaalihiin.
Read full chapter
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya