Add parallel Print Page Options

26 waxaan samada iyo dhulka maanta ugu yeedhayaa inay idinku marag furaan, inaad dhaqso uga wada baabbi'i doontaan dalka aad Webi Urdun uga gudbaysaan inaad hantidaan. Dalkaas cimrigiinnu kuma raagi doono, laakiinse kulligiin waad wada baabbi'i doontaan.

Read full chapter

28 Haddaba bal ii soo shiriya odayaasha qabiilooyinkiinna oo dhan iyo saraakiishiinna aan erayadan dhegahooda kula hadlee, oo aan samada iyo dhulkana u yeedha iyaga ha ku marag fureene.

Read full chapter

21 Wax aan Ilaah ahayn bay igaga hinaasiyeen,
Oo waxay igaga cadhaysiiyeen waxyaalahoodii aan waxtarka lahayn,
Oo anna waxaan iyaga kaga hinaasin doonaa kuwo aan dad ahayn,
Oo waxaan kaga cadhaysiin doonaa quruun nacas ah.

Read full chapter