Add parallel Print Page Options

Bal haatan weyddiiya, oo bal eega, haddii nin ilmo dhalid la foosho iyo haddii kale? Bal maxaan u arkaa nin kasta oo gacmihiisa dhexda ku haya sida naag foolanaysa oo kale, iyo wejiyo wada qayirmay? Hoogay wakhtigaasu waa wakhti weyn, oo ma jiro mid isaga la mid ahu, waana wakhtigii dhibkii dadka Yacquub, laakiinse waa laga badbaadin doonaa dhibkaas.

Read full chapter

Ask and see:
    Can a man bear children?
Then why do I see every strong man
    with his hands on his stomach like a woman in labor,(A)
    every face turned deathly pale?(B)
How awful that day(C) will be!
    No other will be like it.
It will be a time of trouble(D) for Jacob,
    but he will be saved(E) out of it.

Read full chapter