Font Size
Yeremyaah 1:9-10
Somali Bible
Yeremyaah 1:9-10
Somali Bible
9 Markaasaa Rabbigu gacanta soo fidiyey, oo afkayguu taabtay, kolkaasaa Rabbigu wuxuu igu yidhi, Bal eeg, Anigu erayadaydii ayaan afka kuugu riday. 10 Bal eeg, maantadan ayaan kaa kor yeelay quruumaha iyo boqortooyooyinkaba, inaad rujisid oo aad dumisid, iyo inaad baabbi'isid oo aad afgembidid, iyo inaad dhistid oo aad beertid.
Read full chapter
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya